Ugu horeyn waxaa jira Tacliin heerarkala duwan leh ;sida dugsiyada hoose\dhexe\sare, jaamacadaha ama tacliin sare iyo xirfadeed hadaba su'aashan waxey ku saabsantahey heerka waxbarashada dugsia sare iyo dhexe aynu dib unoqono.
Waa maxey tacliinta amma waxbarasho?
waxbarasho ama tacliin:Guud ahaan waxbarasho amma tacliin waa geedi socodka uu qofku ku baranaayo aqoon, xirfad , iyo aqoonta nolosha. waxey noqon kartaa mid rasmi ah ama mid aan rasmi aheyn.
Waxbarashada rasmiga ah: Waa waxbarashada lagu dhigto dugsiyada hoose dhexe sare illaa heer jaama cadeed
Waxbarashadeyna aan rasmiga ah:waa waxbarashada aan lagu dhigan dugsi ama jaamacad waxaaney noqon kartaa xirfad ama online ahaan iyo waxbarasho ku saabsan shaqooyinka.
Professer axmed samater waxaa uu si weyn u faah faahinayaa qiimaha tacliinta iyo waxbarashada hadaba si aad ugarato qiimaha waxbarashada halkan ka daawo sida proffesser axmed saamater sida uu uga jawaabayo su aashan.
Marka aad si fiican uakhridid qoraalkan dhageysatidna videogan commantiga noogu reeb fikradaaad lana wadaag dadka kali su'aashan.
Halkan ka daawo proffesser axmed samater iyo jawaabtiisa?
No comments:
Post a Comment